Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
All chapters

CUTUBKA 7: MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

(CHAPTER 7: THE PRESIDENT OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA)

11 articles

Article 105

Qodobka 105aad: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

(1) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa: (a) Madaxa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya; (b) Astaanta midnimada garanka; iyo (c) ll...

Article 106

Qodobka 106aad: Shuruudaha Doorashada Xilka Madaxweynaha

(1) Xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa loo dooran karaa qof kasta oo buuxiya shuruudaha soo socda: (a) Muwaaddin Jamhuuriyadda Fed...

Article 107

Qodobka 107aad: Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

(1) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa kulan wadajir ah ku dooranaya labada gole ee Baarlamaanka Federaalka. (2) Ugu yaraan saddex meelood...

Article 108

Qodobka 108aad: Dhaarta Madaxweynaha

(1) Madaxweynaha ku guuleysta doorashada waxaa dhaarinaya Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Federaalka marka lagu dhawaaqo natiijada doorashada, wuxuuna marayaa d...

Article 109

Qodobka 109aad: Xasaanadda Madaxweynaha

(1) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu leeyahay xasaanad inta uu xilka hayo lamana maxkamadayn karo. (2) Madaxweynaha laguma maxkamadayn...

Article 110

Qodobka 110aad: Awoodaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Awoodaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa ka mid ah: (1) Wuxuu magacaabaa Ra'iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. (2) Waa Ta...

Article 111

Qodobka 111aad: Soo Saarista Digreetooyinka

(1) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu soo saaraa digreetooyin iyo amarro khuseeya awoodaha u gaarka ah Dawladda Federaalka. (2) Digreetooy...

Article 112

Qodobka 112aad: Muddada Xilhaynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

(1) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalku wuxuu xilka haynayaa muddo shan (5) sano ah oo ka billaabanaysa maalinta xilka loo dhaariyo. (2) Qofna looma dooran k...

Article 113

Qodobka 113aad: Eedaynta İyo Maamuus Kaxayuubinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaika Soomaaliya

(1) Eedaynta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa soojeedin kara Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya marka lagu eedeeyo mid ka mid ah arrimaha...

Article 114

Qodobka 114aad: Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

(1) Haddii Madaxweynuhu ka maqanyahay dalka ama caafimaaddarro ama sabab kasta oo kale darteed uusan awoodin inuu guto xilklisa, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee...

Article 115

Qodobka 115aad: Bannaanaanta Xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

(1) Xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu ku bannaanaan karaa sababaha soo socda midkood: (a) Geeri; (b) Iscasilaad qoraal ah oo...