CUTUBKA 8: XUKUUMADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
(CHAPTER 8: THE FEDERAL GOVERNMENT OF SOMALIA)
10 articles
Qodobka 116aad: Golaha Wasiirrada
(1) Golaha wasiirradu wuxuu ka koobanyahay ra'iisulwasaare, ra'iisulwasaare kuxigeen/kuxigeenno, wasiirro, wasiiru dawlayaal iyo wasiir kuxigeenno. Xeerka Nidaa...
Article 117Qodobka 117aad: Shuruudaha Xubinnimada Golaha Wasiirrada
(1) Waxaa xilka Ra'iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya loo magacaabi karaa muwaaddin kasta oo buuxiyay shuruudaha soo socda: (a) Inuu yahay muwa...
Article 118Qodobka 118aad: Xilwaayidda Xubnaha Golaha Wasiirrada
(1) Xubnaha golaha wasiirrada waxay xilkooda ku waayi karaan: (a) Geeri; (b) Iscasilaad qoraal ah; (c) Xilkaqaadis; (d) Xilgudasho la'aan joogto...
Article 119Qodobka 119aad: Waajibaadka Golaha Wasiirrada
Golaha wasiirradu waxay leeyihiin awoodaha iyo waajibaadyada soo socda: (1) Dejinta iyo hirgelinta siyaasadda guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyaga oo...
Article 120Qodobka 120aad: Awoodaha Ra'iisulwasaaraha
Ra'iisulwasaaraha oo ah madaxa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya wuxuu leeyahay awoodaha soo socda: (1) Matalaadda golaha wasiirrada iyo shirguddoominta kulamma...
Article 121Qodobka 121aad: Kuxigeenka Ra’iisulwasaaraha
Ra'iisulwasaare kuxigeenka waa kusimaha ra'iisulwasaaraha marka uu dalka ka maqanyahay, wuxuuna qabtaa hawlaha kale ee uu u igmado ra'iisulwasaarahu.
Article 122Qodobka 122aad: Waajibaadka Wasiirka, Wasiiru Dawlaha iyo Wasiir Kuxigeenka
(1) Wasiir kasta wuxuu mas'uul ka yahay hawlaha wasaaradda loo magacaabay. (2) Wasiir kuxigeen kasta wuxuu qabtaa hawlaha wasiirka wasaaraddu u igmado, wuxuuna...
Article 123Qodobka 123aad: Dhaarta Golaha Wasiirrada
Xubnaha golaha wasiirrada waxaa dhaarinaya Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Federaalka ama garsoore uu usoo igmado, waxayna marayaan dhaarta soo socota: "Aniga...
Article 124Qodobka 124aad: Xilkaqaadidda Ra'iisulwasaaraha iyo Golaha Wasiirrada
(1) Hindisaha xilkaqaadista Ra'iisulwasaaraha, waxaa soojeedin kara ugu yaraan shan meelood meel (1/5) tirada xubnaha Golaha Shacabka, halka xilkaqaadista xubin...
Article 125Qodobka 125aad: Xukuumadda Xilgaarsiinta
(1) Xukuumadda xilgaarsiinta oo ah xukuumadda xilliga kalaguurka ee doorashadu qabsoontay isla markaana aan xukuumad cusub weli la soo dhisin ama kalsoonida lag...
