Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
All chapters

CUTUBKA 6: BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

(CHAPTER 6: THE FEDERAL PARLIAMENT OF SOMALIA)

28 articles

Madaxa Koowaad: Qodobbo Guud

Article 77

Qodobka 77aad: Goleyaasha Baarlamaanka Federaalka

(1) Awoodda xeerdejinta qaranka waxaa u xilsaaran Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. (2) Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu ka koobanyahay laba gole oo...

Article 78

Qodobka 78aad: Xilka Xubnaha Baarlamaanka Federaalka

(1) Xubin kasta, oo ka mid ah goleyaasha Baarlamaanka Federaalka marka ay waajibaadkeeda gudaneyso waa in ay ku shaqaysaa sida ay ku jirto danta ummadda iyo qar...

Article 79

Qodobka 79aad: Tirada Xubnaha Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka

(1) Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya wuxuu ka koobanyahay Golaha Shacabka oo laba boqol toddobataan iyo shan (275) xildhibaan ah iyo Golaha Aqalka Sare oo kon...

Article 80

Qodobka 80aad: Shuruudaha Xubinnimada Baarlamaanka Federaalka

(1) Xubnaha labada gole ee Baarlamaanka Federaalka waxaa loo dooran karaa qof kasta, oo soo buuxiya shuruudaha soo socda: (a) Muwaaddin Jamhuuriyadda Federaalka...

Article 81

Qodobka 81aad: Sababaha Lagu Lumiyo Xubinnimada Baarlamaanka Federaalka

(1) Xubinnimada Baarlamaanka Federaalka waxaa lagu lumin karaa arrimaha soo socda midkood: (a) Geeri; (b) Iscasilaad uu xildhibaanku si rasmi ah ugu gudbiyo gud...

Article 82

Qodobka 82aad: Dhaarta Xubnaha Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka

Xubnaha labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxaa kulankooda ugu horreeya dhaarinaya Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ama garsoore uu usoo igmado, wax...

Article 83

Qodobka 83aad: Xasaanadda Iyo Xuquuqda Xubnaha Baarlamaanka Federaalka

(1) Xubin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka dhibaato kama soo gaari karto fikradda ama codka uu ka hor dhiibto golaha iyo guddiyadiisa. (2) Haddii aan laga hay...

Article 84

Qodobka 84aad: Xeer Hoosaadyada Baarlamaanka Federaalka

1) Si waafaqsan xeer hoosaadka wadajirka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Shacabka iyo Golaha Aqalka Sare wuxuu mid walba goonidiis u sameysanayaa...

Madaxa Labaad: Kalfadhiyada lyo Maamulka Baarlamaanka Federaalka