CUTUBKA 14: DIFAACA IYO AMNIGA QARANKA
(CHAPTER 14: NATIONAL DEFENCE AND SECURITY)
11 articles
Qodobka 178aad: Mabaadi’da Amniga Qaranka
(1) Amniga qaranku waa ka hortagga iyo maareynta khataraha gudaha iyo dibedda ee ku wajahan gobonnimada, madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, xasilloo...
Article 179Qodobka 179aad: Hay’adaha Amniga iyo Difaaca
(1) Hay’adaha amniga iyo difaaca waa kuwa soo socda: (a) Ciidanka Xoogga Dalka; (b) Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka; (c) Ciidanka Boolii...
Article 180Qodobka 180aad: Golaha Amniga Qaranka
(1) Waxaa jiraya Golaha Amniga Qaranka oo u xilsaaran: (a) Kormeeridda hay’adaha amniga qaranka; (b) Jihaynta qorsheyaasha iyo hawlaha amniga qaranka....
Article 181Qodobka 181aad: Ciidanka Xoogga Dalka
(1) Dastuurkan wuxuu dhisay Ciidanka Xoogga Dalka oo ka kooban: (a) Ciidanka Dhulka; (b) Ciidanka Badda; iyo (c) Ciidanka Cirka. (2) Ciidanka Xoogga Dalka wuxu...
Article 182Qodobka 182aad: Ciidanka Booliiska
(1) Dastuurkan wuxuu dhisay Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo ka kooban Booliiska Federaalka iyo Booliiska dawlad goboleedyada. (2) Booliiska federaalka wuxuu...
Article 183Qodobka 183aad: Ciidanka Asluubta
(1) Dastuurkan wuxuu dhisay Ciidanka Asluubta ee heer federaal oo u xilsaaran ilaalinta, maamulidda, sugidda amniga xabsiyada, fulinta adeegyada dhaqancelinta i...
Article 184Qodobka 184aad: Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka
(1) Dastuurkan wuxuu dhisay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka oo ka hawlgaleysa gudaha iyo dibedda dalka, si waafaqsan Dastuurka iyo xeerarka dalka....
Article 185Qodobka 185aad: Mabaadi’da Hay’adaha Amniga iyo Difaaca Qaranka
(1) Waa in xubnaha hay’adaha amniga iyo difaaca ay dhawraan markey gudanayaan waajibaadkooda mabaadi’da soo socota: (a) Ilaalinta iyo ku dhaqanka Dastuurka...
Article 186Qodobka 186aad: Gabboodfallada Xuquuqda Aadanaha
(1) Tuhunnada la xiriira gabboodfallada xuquuqda aadanaha ee lagu eedaynayo qof ama xubno ka tirsan hay’adda amniga iyo difaaca inay dad rayid ah ka galeen waa...
Article 187Qodobka 187aad: Xaalad Degdeg ah
(1) Xaalad degdeg ah waxaa lagu dhawaaqi karaa oo keliya marka ay jirto: (a) Gadood ballaaran, fallaaganimo, kaladambayn la’aan baahsan iyo rabshado; (b...
Article 188Qodobka 188aad: Ku Dhawaaqidda Xaalad Dagaal
(1) Ku dhawaaqidda xaalad dagaal waxaa lagu sameynayaa xeer madaxweyne isaga oo tixgelinaya soojeedinta Golaha Wasiirrada iyo ansixinta Baarlamaanka Federaalka....
