Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
All chapters

CUTUBKA 15: QODOBBADA KAMADAMBAYSTA AH IYO KUWA KUMEELGAARKA AH

(CHAPTER 15: FINAL AND TRANSITIONAL PROVISIONS)

8 articles

Article 189

Qodobka 189aad: Habraaca Wax-kabeddelka Dastuurka

(1) Dastuurkan waxaa wax looga beddeli karaa oo keliya si waafaqsan habraacyada ku xusan cutubkan. (2) Wax-kabeddelka qodob ama qayb ka mid ah Dastuurka waxaa...

Article 190

Qodobka 190aad: Dhaqangalka Dastuurka

(1) Marka labada gole ee Baarlamaanka Federaalku uu ku ansixiyo wax-kabeddelka Dastuurka saddex meelood labo meel (2/3) tirada guud ee xubnaha gole kasta, waxaa...

Article 191

Qodobka 191aad: Sii Socoshada iyo Dib-u-eegista Xeer Jira

(1) Dhammaan xeerarka dhaqangalay ka hor ansixinta Dastuurkan waxay sii ahaanayaan kuwo lagu dhaqmo inta laga dhammaystirayo dib-u-eegistooda sida ugu dhakhsaha...

Article 192

Qodobka 192aad: Guddiga La Socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka

(1) Guddiga la socodka wuxuu ka koobanyahay: (a) Shan (5) xubnood oo uu dooranayo Golaha Shacabka; (b) Shan (5) xubnood oo uu dooranayo Golaha Aqalka S...

Article 193

Qodobka 193aad: Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka

(1) Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka waxaa uu ka koobanyahay shan (5) xubnood, iyo min hal (1) ergay oo ay soo magacaabayaan dawl...

Article 194

Qodobka 194aad: Waajibaadka Caalamiga Ah

(1) Heshiisyada caalamiga ah ee uu ansixiyo Baarlamaanka Federaalka waxay qayb ka noqonayaan xeerarka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. (2) Haddii heshiis l...

Article 195

Qodobka 195aad: Aftida

(1) Dastuurka kamadambaysta ah waxaa lagu ansixinayaa afti dadweyne, waana in dhammaan muwaaddiinta u diiwaangashan codbixiye ay fursad u helaan dhiibashada ara...

Article 196

Qodobka 196aad: Daahfurnaan iyo Ka Qaybgal Dadweyne

(1) Dhammaan hindiseyaasha xeer, soojeedinnada iswaafajinta iyo wax-kabeddellada Dastuurka ee loo diyaarinayo si waafaqsan cutubkan waa in lala tashadaa dadweyn...