CUTUBKA 13: NIDAAMKA MAALIYADDA GUUD
(CHAPTER 13: FISCAL FEDERALISM)
11 articles
Qodobka 167aad: Mabaadi’da Maaliyadda Guud
Si loo xaqiijiyo nidaam maaliyadeed oo hufan, caddaalad ah, isla markaana waafaqsan qaabdhismeedka federaalka, dhaqangelinta siyaasadda iyo nidaamka maaliyadeed...
Article 168Qodobka 168aad: Awoodaha Maaliyadda ee Heerarka Dawladda
(1) Dawladda Federaalka Soomaaliya waxay leedahay awoodaha maaliyadeed ee gaarka ah ee ku xusan Jadwalka Labaad (A) ee Dastuurka. (2) Dawladda Federaalka iyo d...
Article 169Qodobka 169aad: Hay’adda Dakhliga Qaranka
(1) Waxaa la dhisayaa Hay’adda Dakhliga Qaranka oo ah hay’ad madaxbannaan oo heer federaal ah. (2) Hay’addu waxay mas’uul ka tahay uruurinta iyo maamulka dakhl...
Article 170Qodobka 170aad: Guddiga Qoondaynta iyo Wadaagga Dakhliga
(1) Waxaa la dhisayaa Guddiga Qoondaynta iyo Wadaagga Dakhliga uu ku jiro khayraadka dabiiciga ah, oo ah hay’ad dastuuri ah oo madaxbannaan, mas’uulna ka ah dej...
Article 171Qodobka 171aad: Amaahda iyo Daynta Dawladda
(1) Dawladda Federaalka oo keliya ayaa awood u leh gelidda heshiisyada khuseeya amaahda caalamiga ah iyo bixinta dammaanadaha qaranka, iyadoo raacaysa mabaadi’d...
Article 172Qodobka 172aad: Odoroska Miisaaniyadda
(1) Dawladda Federaalka waa inay sanad kasta Baarlamaanka Federaalka u soo gudbisaa miisaaniyad dhammaystiran oo qeexaysa dhammaan dakhliga iyo kharashka iyo da...
Article 173Qodobka 173aad: Xisaabxirka
(1) Dawladda Federaalka waa in si sanadle ah ay warbixin xisaabxir oo hantidhowran u gudbisaa Baarlamaanka Federaalka, halka dawlad goboleedyadu ay u gudbinayaa...
Article 174Qodobka 174aad: Iibka Guud iyo Dheefwadaagga
(1) Iibka guud iyo heshiisyada dheefwadaagga waa in lagu saleeyaa mabaadi’dan: (a) Tartan furan oo xor ah; (b) Daahfurnaan iyo hufnaan; (c) Adeegsig...
Article 175Qodobka 175aad: Bankiga Dhexe ee Federaalka
(1) Bankiga dhexe ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa hay’ad dawladeed oo madaxbannaan lehna shakhsiyad qaanuuneed, kana hawlgasha dhammaan dhulka Jamhuu...
Article 176Qodobka 176aad: Maamulka Bankiga Dhexe
(1) Waxaa jiraya Guddiga Maamulka Bankiga Dhexe oo ka kooban: (a) Guddoomiyaha bankiga dhexe oo ah guddoomiyaha guddiga; (b) Guddoomiye kuxigeenka banki...
Article 177Qodobka 177aad: Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Ferederaalka Soomaaliya
(1) Hantidhowrka Guud waa hay’ad leh madaxbannaani maamul iyo maaliyadeed, lehna shakhsiyad qaanuuneed, una hoggaansameysa keliya Dastuurka iyo xeerarka Jamhuur...
