CUTUBKA 4: MATALAADDA SHACABKA
(CHAPTER 4: REPRESENTATION OF THE PEOPLE)
15 articles
Madaxa Koowaad: Mabaadi'da Guud ee Matalaadda Shacabka
(Part One: General Principles of Representation of the People)
Madaxa Labaad: Doorashooyinka
(Part Two: Elections)
Qodobka 47aad: Mabaadi'da Guud ee Doorashooyinka
Mabaadida guud ee nidaamka doorashooyinku waa in ay ahaadaan kuwo: (1) Xor ah, caddaalad ah, codkuna qarsoodi yahay, oo ka maran: takoor, eex, musuqmaasuq, cab...
Article 48Qodobka 48aad: Nidaamka Doorashooyinka
Hannaanka doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa mid ku salaysan qof iyo cod, waxaana qeexaya xeer uu ansixiyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliy...
Article 49Qodobka 49aad: Hay'adaha Sida Tooska ah loo Dooranayo
(1) Hay'adaha dastuuriga ah oo muwaaddiniintu sida tooska ah u dooranayaan waa: (a) Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka kooban Golaha Shacabka iyo Gola...
Article 50Qodobka 50aad: Muddada Xilhaynta
Muddada xilhaynta hay'adaha dastuuriga ah oo sida tooska loo dooranayo ee ku xusan Qodobka 49aad, faqraddiisa 1aad waa shan (5) sano.
Article 51Qodobka 51aad: Codbixiyaha
(1) Muwaaddin kasta oo buuxiyey shuruudaha xeerku tilmaamayo, gaarayna da'da siddeed İyo toban (18) sano wagtiga diiwaangelinta, wuxuu xaq u leeyahay in uu isdi...
Madaxa Saddexaad: Xisbiyada Siyaasadeed
(Part Three: Political Parties)
Qodobka 52aad: Dowrka Xisbiyada Siyaasadeed
(1) Xisbiyada siyaasadeed waxay, si nabadgelyo iyo dimuqaraadi ah, ugu tartamayaan hoggaanka siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. (2) Xisbiyada siya...
Article 53Qodobka 53aad: Shuruudaha Xisbiyada Siyaasadeed
(1) Xisbi siyaasadeed kasta waa in uu buuxiyaa shuruudaha soo socda: (a) In uu ilaaliyaa, ku dhaqmaa, adkeyaa, horumariyaana midnimada Jamhuuriyadda; (b...
Article 54Qodobka 54aad: Tartanka Xisbiyada Siyaasadeed
Doorashooyinka hay'adaha kala duwan waxaa ku tartamaya ururrada ama xisbiyada siyaasadeed ee sida rasmiga ah uga diiwaangashan Guddiga Madaxabannaan ee Doorasho...
Madaxa Afaraad: Maamulka Doorashooyinka
(Part Four: Election Administration)
Qodobka 55aad: Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha
Waxaa la dhisayaa Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo u xilsaaran maamulka doorashooyinka dalka oo dhan iyo maareyntoodaba heer ka...
Article 56Qodobka 56aad: Xilka iyo Waajibaadka Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka lyo Soohdimaha
(1) Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha waxaa xilkiisa iyo waajibaadkiisa ka mid ah: (a) in uu maamulo, la socdo, xaqiijiyo habs...
Article 57Qodobka 57aad: Xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha
(1) Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu ka koobanyahay siddeed iyo toban (18) xubnood, oo uu soojeedinayo Golaha Waslirrada Xuk...
