Qodobka 50aad: Muddada Xilhaynta
Muddada xilhaynta hay'adaha dastuuriga ah oo sida tooska loo dooranayo ee ku xusan Qodobka 49aad, faqraddiisa 1aad waa shan (5) sano.
No translation available yet in English.
Article 49 — Qodobka 49aad: Hay'adaha Sida Tooska ah loo Dooranayo
(1) Hay'adaha dastuuriga ah oo muwaaddiniintu sida tooska ah u dooranayaan waa: (a) Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka kooban Golaha Shacabka iyo Golaha Aqalka Sare; (b) Golaha Wakililada Dawlad Goboleedka; iyo (c) Golaha Degaanka ee Dawladaha Hoose. (2) Xubnaha u tartamaya kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaa cod qarsoodi ah oo madaxbannaan ku dooranaya muwaaddiniinta buuxiyey shuruudaha codbixiye. (3) Xubnaha ku tartamaya kuraasta Golaha Aqa...
Read full article →Plain-Language Explanation
Not available.
