Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 4: MATALAADDA SHACABKA
(CHAPTER 4: REPRESENTATION OF THE PEOPLE)
Madaxa Afaraad: Maamulka Doorashooyinka
(Part Four: Election Administration)
Somali (Original)

Qodobka 55aad: Dhisidda Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha

Waxaa la dhisayaa Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha oo u xilsaaran maamulka doorashooyinka dalka oo dhan iyo maareyntoodaba heer kasta, si oo helo doorashooyin hufan, daahfuran oo xor iyo xalaal ah.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Waxaa la dhisayaa Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, kaas oo mas’uul ka noqonaya diyaarinta, maamulka iyo kormeerka doorashooyinka dalka oo dhan, heer kasta oo dowladeed. Ujeeddadu waa in doorashooyinku noqdaan kuwo xor ah, caddaalad ah, daahfuran oo lagu kalsoonaan karo.
English

Not available.

Questions & Comments (0)