Qodobka 54aad: Tartanka Xisbiyada Siyaasadeed
Doorashooyinka hay'adaha kala duwan waxaa ku tartamaya ururrada ama xisbiyada siyaasadeed ee sida rasmiga ah uga diiwaangashan Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha. Baarlamaanka Federaalka ayaa soo saaraya xeer faahfaahinaya habraaca diiwaangelinta ururrada iyo xisbiyada siyaasadeed, iyadoo ururkii hela boqolkiiba toban (10%) tirada xubnaha labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu noqonayo xisbi qaran.
No translation available yet in English.
Plain-Language Explanation
Not available.
