Qodobka 52aad: Dowrka Xisbiyada Siyaasadeed
(1) Xisbiyada siyaasadeed waxay, si nabadgelyo iyo dimuqaraadi ah, ugu tartamayaan hoggaanka siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
(2) Xisbiyada siyaasadeed, ha ahaadeen kuwa xukunka haya ama kuwa mucaaradka ah, waxay ka midyihiin tiirarka nolosha siyaasadda iyo dimuqraadiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
No translation available yet in English.
Plain-Language Explanation
Not available.
Questions & Comments (1)
Mahad
· 3 days agoxisbi soo xulaya la dhahay madaxweynaha musharaxnimadiisa sax miya warkaas
haa waa sax, sida uu qabo Dastuurka JFS ee 2026.
