Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
All chapters

CUTUBKA 2: XUQUUQDA AASAASIGA AH IYO WAAJIBAADKA MUWAADDINKA

(CHAPTER 2: FUNDAMENTAL RIGHTS AND DUTIES OF THE CITIZEN)

33 articles

Madaxa Koowaad: Mabaadi'da Guud ee Xuquuqda Aadanaha

(Part One: General Principles of Human Rights)

Madaxa Labaad: Xuquuqda, Xorriyaadka Aasaasiga ah ee Qofka iyo Xaddidaadooda

(Part Two: Fundamental Rights, Freedoms of the Individual and Their Limitations)

Article 13

Qodobka 13aad: Xaqa Nolosha

(1) Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu noolaado. (2) Noloshu waa deeq Ilaahey Subxaanahu Watacaalaa siiyay bani'aadamka oo idil, sidaas daraadeed waa xaq dab...

Article 14

Qodobka 14aad: Xorriyadda iyo Nabadgelinta Qofnimada

(1) Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay xorriyaddiisa shakhsiga ah iyo nabadgelyada qofnimadiisa. (2) Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay amniga qof ahaantiisa iyo hanti...

Article 15

Qodobka 15aad: Xorriyadda Ka Midnoqoshada

Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu ku biiro urur ama koox kale, xaqaas waxaa ka mid ah inuu sameeyo ama ka mid noqdo ururro ay ka mid yihiin ururro shaqaale a...

Article 16

Qodobka 16aad: Xorriyadda Diinta iyo Caqiidada

(1) Qof kasta wuxuu xor u yahay in uu ku dhaqmo diintiisa. (2) Laguma faafin karo diin aan ahayn diinta Islaamka geyiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Article 17

Qodobka 17aad: Xorriyadda Ra'yiga iyo Afkaarta

(1) Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu yeesho ra'yigiisa, kuna soo bandhigo hadal, qoraal, saxaafad, farshaxan ama sidii kale oo uu doono, haddii aysan ka hor...

Article 18

Qodobka 18aad: Xurmada Hoyga

Qofna hoygiisa, qalabkiisa, goobaha iyo waxyaabaha kale ee isaga u gaarka ah lama baari karo, lama dhegeysan karo, lamana basaasi karo amar garsoore oo sababays...

Article 19

Qodobka 19aad: Xorriyadda Kulanka, Bannaanbaxa, Cabashada iyo Codsi-wadareedka

(1) Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu abaabulo kana qaybgalo kulammo ama bannaanbax, cabasho, taageero oo lagu muujinayo si xasillooni ah, iyadoo aan oggolaa...

Article 20

Qodobka 20aad: Xorriyadda Isusocodka iyo Degitaanka

(1) Qof kasta oo dalka sifo sharci ah ku jooga wuxuu xaq u leeyahay in uu dego meesha uu rabo, kuna dhex socon karo dalka gudihiisa, si xor ahna uga bixi karo d...

Article 21

Qodobka 21aad: Xaqa Ka Qaybgalka Siyaasadda

(1) Muwaaddin kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu ka qeybqaato arrimaha siyaasadeed ee dalka, uuna sameysan karo, kana mid noqon karo xisbi siyaasadeed, loona door...