Qodobka 12aad: Dhaqangelinta Xuquuqda Aasaasiga ah
(1) Hay'adaha dawladda heer federaal iyo heer dawlad goboleedba, xisbiyada siyaasadeed, urur kasta oo gaar loo leeyahay iyo qof kastaba waa in ay u wada hoggaansamaan markasta xuquuqda aasaasiga ah iyo xorriyaadka lagu aqoonsaday cutubkan.
(2) Dawladdu waa in ay mar walba ilaalisaa, dammaanadqaaddaana hirgelinta iyo ku dhaqanka xuquuqda aasaasiga ah iyo xorriyaadkaba.
No translation available yet in English.
Plain-Language Explanation
Not available.
