Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 2: XUQUUQDA AASAASIGA AH IYO WAAJIBAADKA MUWAADDINKA
(CHAPTER 2: FUNDAMENTAL RIGHTS AND DUTIES OF THE CITIZEN)
Madaxa Labaad: Xuquuqda, Xorriyaadka Aasaasiga ah ee Qofka iyo Xaddidaadooda
(Part Two: Fundamental Rights, Freedoms of the Individual and Their Limitations)
Somali (Original)

Qodobka 18aad: Xurmada Hoyga

Qofna hoygiisa, qalabkiisa, goobaha iyo waxyaabaha kale ee isaga u gaarka ah lama baari karo, lama dhegeysan karo, lamana basaasi karo amar garsoore oo sababaysan la'aantiis.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Qofna lama baari karo gurigiisa, qalabkiisa ama waxyaabaha kale ee gaarka u ah, lamana basaasi karo ayadoo amar garsoore oo caddeyn iyo sabab ku salaysan aysan jirin.
English

Not available.

Questions & Comments (0)