CUTUBKA 2: XUQUUQDA AASAASIGA AH IYO WAAJIBAADKA MUWAADDINKA
(CHAPTER 2: FUNDAMENTAL RIGHTS AND DUTIES OF THE CITIZEN)
Madaxa Labaad: Xuquuqda, Xorriyaadka Aasaasiga ah ee Qofka iyo Xaddidaadooda
(Part Two: Fundamental Rights, Freedoms of the Individual and Their Limitations)
Somali (Original)
Qodobka 16aad: Xorriyadda Diinta iyo Caqiidada
(1) Qof kasta wuxuu xor u yahay in uu ku dhaqmo diintiisa.
(2) Laguma faafin karo diin aan ahayn diinta Islaamka geyiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
English
No translation available yet in English.
Plain-Language Explanation
Somali
Qof kasta wuxuu xor u yahay inuu ku dhaqmo diintiisa. Si kastaba ha ahaatee, Soomaaliya laguma faafin karo ama laguma wacyigelin karo diin aan ahayn Islaamka.
English
Not available.
