Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 2: XUQUUQDA AASAASIGA AH IYO WAAJIBAADKA MUWAADDINKA
(CHAPTER 2: FUNDAMENTAL RIGHTS AND DUTIES OF THE CITIZEN)
Madaxa Labaad: Xuquuqda, Xorriyaadka Aasaasiga ah ee Qofka iyo Xaddidaadooda
(Part Two: Fundamental Rights, Freedoms of the Individual and Their Limitations)
Somali (Original)

Qodobka 15aad: Xorriyadda Ka Midnoqoshada

Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu ku biiro urur ama koox kale, xaqaas waxaa ka mid ah inuu sameeyo ama ka mid noqdo ururro ay ka mid yihiin ururro shaqaale ama xisbiyo siyaasadeed, wuxuu kaloo xor u yahay in uusan cidna ku biirin, lagumana qasbi karo inuu cid kale ku biiro.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Qof kasta wuxuu xor u yahay inuu sameysto ama ku biiro urur ama koox uu doorto, sida urur shaqaale ama xisbi siyaasadeed. Sidoo kale, qofku wuxuu xaq u leeyahay inuusan ku biirin wax urur ama koox ah, mana jiro qof lagu qasbi karo inuu ku biiro urur ama xisbi uusan rabin.
English

Not available.

Questions & Comments (0)