Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 2: XUQUUQDA AASAASIGA AH IYO WAAJIBAADKA MUWAADDINKA
(CHAPTER 2: FUNDAMENTAL RIGHTS AND DUTIES OF THE CITIZEN)
Madaxa Labaad: Xuquuqda, Xorriyaadka Aasaasiga ah ee Qofka iyo Xaddidaadooda
(Part Two: Fundamental Rights, Freedoms of the Individual and Their Limitations)
Somali (Original)

Qodobka 17aad: Xorriyadda Ra'yiga iyo Afkaarta

(1) Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu yeesho ra'yigiisa, kuna soo bandhigo hadal, qoraal, saxaafad, farshaxan ama sidii kale oo uu doono, haddii aysan ka hor imaanayn Shareecada Islaamka.

(2) Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu si xor ah u soo bandhigo aqoontiisa ama hal-abuurkiisa.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay inuu yeesho ra’yigiisa oo uu si xor ah ugu cabbiro hadal, qoraal, saxaafad, farshaxan ama qaab kale, haddii aysan ka hor imaanayn Shareecada Islaamka. Sidoo kale, qof kasta wuxuu xor u yahay inuu la wadaago aqoontiisa iyo hal-abuurkiisa.
English

Not available.

Questions & Comments (0)