All chapters
CUTUBKA 12: DAWLAD GOBOLEEDYADA
(CHAPTER 12: FEDERAL MEMBER STATES)
3 articles
Article 164
Qodobka 164aad: Dastuurka Dawlad Goboleedyada
(1) Dastuurrada dawlad goboleedyada waa in ay noqdaan kuwo waafaqsan, oo aan ka hor imaanayn Dastuurka Federaalka. (2) Qodob kasta oo ka mid ah dastuurka dawla...
Article 165Qodobka 165aad: Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedyada
(1) Dawlad goboleed kasta wuxuu yeelanayaa gole wakiillo oo ku salaysan matalaadda shacabka. (2) Tirada xubnaha goleyaasha wakiillada dawlad goboleed kasta waa...
Article 166Qodobka 166aad: Golaha Fulinta Dawlad Goboleedyada
(1) Dawlad goboleed kasta wuxuu yeelanayaa gole fulineed oo ka kooban hoggaamiye, hoggaamiye kuxigeen iyo xoghayeyaal. (2) Hoggaamiyaha iyo hoggaamiye kuxigeen...
