Qodobka 171aad: Amaahda iyo Daynta Dawladda
(1) Dawladda Federaalka oo keliya ayaa awood u leh gelidda heshiisyada khuseeya amaahda caalamiga ah iyo bixinta dammaanadaha qaranka, iyadoo raacaysa mabaadi’da iyo habraacyada maaliyadeed ee ku xusan xeerarka dalka.
(2) Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixinaya xeer qeexaya siyaasadda guud iyo shuruudaha amaahda iyo daynta dawladda.
No translation available yet in English.
Plain-Language Explanation
Not available.
