Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
All chapters

CUTUBKA 9: GARSOORKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

(CHAPTER 9: THE JUDICIARY OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA)

24 articles

Madaxa Koowaad: Qodobbo Guud

Madaxa Labaad: Maxkamadaha Jamhuuriyadda Federaalka

Article 129

Qodobka 129aad: Qaabdhismeedka Maxkamadaha Dalka

(1) Maxkamadaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka kooban yihiin: (a) Maxkamadda Sare ee Federaalka; (b) Maxkamadda Dastuurka; (c) Maxkama...

Article 130

Qodobka 130aad: Maxkamadda Sare ee Federaalka

(1) Maxkamadda Sare ee Federaalka waa maxkamadda ugu sarraysa dalka, awooddeeduna waxa ay ku fidsantahay dhammaan geyiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. (...

Article 131

Qodobka 131aad: Maxkamadda Dastuurka

(1) Dastuurkani wuxuu dhisayaa Maxkamadda Dastuurka oo xarunteedu magaalamadaxda dalka, kana kooban guddoomiye iyo afar (4) garsoore. (2) Maxkamadda Dastuurka...

Article 132

Qodobka 132aad: Maxkamadaha Kore

(1) Dawlad goboleed kasta wuxuu yeelanayaa Maxkamad Kore oo xarunteedu tahay caasimadda dawlad goboleedka, waana hay'adda garsoorka ugu sarraysa ee ka shaqeysa...

Article 133

Qodobka 133aad: Maxkamadda Rafcaanka ee Dawlad Goboleedka

Maxkamadda Rafcaanka ee dawlad goboleedka waxa ay ka garnaqdaa, go'aanna ka gaartaa dhammaan rafcaannada aan federaaliga ahayn ee laga soo qaato maxkamadda dara...

Article 134

Qodobka 134aad: Maxkamadaha Darajada Koowaad

Maxkamadaha darajada koowaad waxay leeyihiin ikhtisaas federaali ah iyo mid heer dawlad goboleed ah, waxayna ka garnaqaan, go'aanna ka gaaraan dhammaan noocyada...

Article 135

Qodobka 135aad: Habraaca Magacaabista Garsooreyaasha iyo Kaaliyeyaasha

(1) Guddoomiyaha Maxkamadda Sare İyo Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuurka waxaa magacaabistooda loo marayaa habka soo socda: (a) Golaha Sare ee Garsoorka wuxuu...

Article 136

Qodobka 136aad: Dhaarta Garsoorka

(1) Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuurka waxaa lagu hor dhaarinayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda, iyadoo ay goobjoog yihiin guddoomi...

Article 137

Qodobka 137aad: Da'da Hawigabka iyo Muddada Xilhaynta

(1) Garsooreyaashu waxa ay hawlgab iskood ah gali karaan xilliga ay gaaraan da'da 65 jirka, waxaana waajib ku ah in ay hawlgab noqdaan marka ay gaaraan da'da 70...