CUTUBKA 10: XAFIISYADA IYO GUDDIYADA MADAXABANNAAN
(CHAPTER 10: INDEPENDENT OFFICES AND COMMISSIONS)
6 articles
Qodobka 150aad: Mabaadi' da Guud
(1) Guddiyada madaxabannaan ee lagu dhisay Dastuurkan waa hay'ad ka madaxbannaan xukuumadda ama xakamayn siyaasadeed, awoodna u leh adeegsiga aqoontooda xirfade...
Article 151Qodobka 151aad: Guddiyada Madaxabannaan
Dastuurkan wuxuu dhisayaa guddiyada madaxabannaan oo ay ka mid yihlin kuwa soo socda: (1) Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee lagu xeeriyey Qodobka 41aad ee Cutubka 2...
Article 152Qodobka 152aad: Guddiga Madaxbannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa
(1) Waxaa la dhisayaa Guddiga Madaxabannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuga. (2) Guddigu waxa uu sameyn karaa baaritaan isaga oo iskiis u billaabaya ama ku sala...
Article 153Qodobka 153aad: Xafiiska Gardoonka
(1) Dastuurkan wuxuu dhisayaa xafiiska Gardoonka oo ah hay'ad ay dadweynuhu u geysan karaan cabashooyinkooda ku saabsan xadgudubyada xubno ka tirsan ciidammada...
Article 154Qodobka 154aad: Xafiiska Garyaqaanka Guud
Dastuurkan wuxuu dhisayaa Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dawladda, waxaana xeer gaar ah ku soo saaraya Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo qeexaya qaabdhismeedk...
Article 155Qodobka 155aad: Hay'adda Culumada Soomaaliyeed
Dastuurkan wuxuu dhisayaa Hay'adda Culumada Soomaaliyeed oo ka kooban 9 xubnood oo uu magacaabayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xeer uu soo...
