Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors

Jadwalka Koowaad (C)

Heesta Qaranka Soomaaliya

1 stanza

Qolobaa calankeedu, Waa cayn oo, Innana keenu waa, Cirka oo kale ee, Oo aan caadna lahayn, Ee caashaqa ee. Xiddigyahay cadi waad, Noo ciidamisee, Carrada keligaa, Adaa u currad ee, Cadceedda sideeda, Caan noqo ee. Cishadaad dhalataa Calooshayadii Sidii culaygii, Ciiddaad marisee, Alloow ha ku celin, Alloow ha ku celin.