Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 12: DAWLAD GOBOLEEDYADA
(CHAPTER 12: FEDERAL MEMBER STATES)
Somali (Original)

Qodobka 164aad: Dastuurka Dawlad Goboleedyada

(1) Dastuurrada dawlad goboleedyada waa in ay noqdaan kuwo waafaqsan, oo aan ka hor imaanayn Dastuurka Federaalka.

(2) Qodob kasta oo ka mid ah dastuurka dawlad goboleedka, oo aan waafaqsanayn Dastuurka Federaalka wuxuu noqonayaa waxba kamajiraan.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Dastuurrada dowlad-goboleedyadu waa inay waafaqaan Dastuurka Federaalka, mana bannaana inay ka hor yimaadaan. Qodob kasta oo ku jira dastuur dowlad-goboleed oo ka hor imanaya Dastuurka Federaalka wuxuu noqonayaa mid aan sharci ahaan waxba ka jirin.
English

Not available.

Questions & Comments (0)