Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
All chapters

CUTUBKA 11: SHAQAALAHA RAYIDKA EE DAWLADDA

(CHAPTER 11: THE CIVIL SERVICE)

8 articles

Article 156

Qodobka 156aad: Qiyamka iyo Mabaadi'da Hagaysa Shaqaalaha Rayidka

(1) Shaqada Rayidka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa ammaano ummadda loogu adeego, waxaa hagaya mabaadi'da daacadnimo, naxariis, xirfad-yaqaannimo,...

Article 157

Qodobka 157aad: Baaxadda iyo Qaabdhismeedka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda

(1) Shaqaalaha rayidka ah waxaa ka mid noqonaya dhammaan shaqaalaha joogtada ah ee ku hawlan maamulka guud iyo bixinta adeegyada, waxayna ka koobanyihiin: (...

Article 158

Qodobka 158aad: Dhismaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Federaalka

(1) Waxaa la dhisayaa Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Federaalka oo madaxbannaan una xilsaaran maamulka iyo maareynta shaqaalaha rayidka ah. (2) Guddigu wuxuu...

Article 159

Qodobka 159aad: Waajibaadka Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Federaalka

Waajibaadka guddiga waxaa ka mid ah: (1) Sugidda hannaanka qorista, dallacsiinta, anshaxmarinta iyo ilaalinta akhlaaqda shaqaalaha oo ku salaysan karti, tartan...

Article 160

Qodobka 160aad: Ilaalinta Xuquuqda Shaqaalaha Dawladda ee Rayidka ah

(1) Shaqaalaha rayidka ah wuxuu xaq u leeyahay doorashada shaqada uu xirfaddeeda leeyahay, mushaar caddaalad ah, badqabka goobta shaqada, hawlgab sharci ah lyo...

Article 161

Qodobka 161aad: Shaqo Qoridda, Magacaabidda iyo Dallacsiinta Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda

(1) Shaqaalaysiinta shaqaalaha rayidka waxa ay ku salaysan tahay karti, tartan furan, aqoon, iyo sinnaan fursadeed. (2) Dallacsiintu waa in ay ku salaysnaataa...

Article 162

Qodobka 162aad: Anshaxa iyo Isla Xisaabtanka

(1) Shaqaalaha rayidka ah waa inay ku dhaqmaan qiyamka anshaxa oo ay ka midyihiin dhexdhexaadnimo, ilaalinta sirta shaqada, ku dhaqanka xeerarka iyo ka fogaansh...

Article 163

Qodobka 163aad: Tababbarka iyo Iskaashiga Heerarka Dawladda

(1) Dawladda Federaalka waxa ay dhisaysaa Machadka Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka ah oo bixinaya tababbar waajib ah iyo horumarinta xirfadaha shaqaalaha heer kas...