Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 6: BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA
(CHAPTER 6: THE FEDERAL PARLIAMENT OF SOMALIA)
Madaxa Afaraad: Xeerdejinta Baarlamaanka
Somali (Original)

Qodobka 97aad: Hindise Xeereed

(1) Si waafaqsan Dastuurka, hindise xeereed waa soojeedin hindise xeer ku saabsan: (a) Wax-kabeddelka Dastuurka; (b) Diyaarinta xeer cusub; iyo (c) Dib-u-eegis lagu sameeyo xeer hore.

(2) Hindise xeered kasta oo aan aheyn wax-kabeddelka Dasturka wuxuu ka billaaban karaa mid ka mid ah labada gole ee Baarlamaanka Federaalka, si waafaqsan Qodobbada 100aad iyo 101aad ee Dastuurka.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Hindise-sharciyeed waa soo jeedin la xiriirta wax-ka-beddelka Dastuurka, diyaarinta sharci cusub ama dib-u-eegista sharci hore u jiray. Soo jeedintan waxaa loo maraa habraacyada uu Dastuurku dhigayo. Hindise-sharciyeed kasta oo aan ku saabsanayn wax-ka-beddelka Dastuurka wuxuu ka bilaaban karaa Golaha Shacabka ama Golaha Aqalka Sare, iyadoo la raacayo habraacyada ku xusan Qodobbada 100aad iyo 101aad ee Dastuurka.
English

Not available.

Questions & Comments (0)