Qodobka 73aad: Soo Dhexgalka Dawladda Federaalka
(1) Dawladda Federaalka Soomaaliya waxay awood u leedahay in ay soo dhexgasho dawlad goboleedyada keliya marka midnimada dhuleed, amniga qaranka, ama madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay khatar ku jirto iyo duruufo adag oo ku yimaada dawlad goboleedka ee uu maareyn waayo.
(2) Baarlamaanka Federaalka ayaa soo saaraya xeer nidaaminaya gudashada iyo fulinta soo dhexgalka.
No translation available yet in English.
Plain-Language Explanation
Not available.
