Qodobka 72aad: Erginta Awoodaha
(1) Dawladda Federaalku waxay dawlad goboleedyada iyo golayaashooda wakiillada u wakiilan kartaa awoodaheeda u gaarka ah iyadoo la raacayo ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
(2) Dawlad goboleedku wuxuu Dawladda Federaalka u wakiilan karaa awoodaha u gaarka ah iyadoo la raacayo ansixinta golaha wakiillada dawlad goboleedkooda.
(3) Dawladaha hoose waxay dawlad goboleedkooda u wakiilan karaan awoodaha u gaarka ah.
No translation available yet in English.
Plain-Language Explanation
Not available.
