Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 5: NIDAAMKA FEDERAALKA IYO BAAHSANAANTA AWOODDA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
(CHAPTER 5: THE FEDERAL SYSTEM AND DISTRIBUTION OF POWERS OF THE FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA)
Madaxa Saddexaad: Astaynta Awoodaha ee Heerarka kala duwan ee Dawladda
Somali (Original)

Qodobka 71aad: Awoodaha Haraaga ah

Awoodaha haraaga ah waxaa heshils ka gaaraya Dawladda Federaalka iyo dawlad goboleedyada.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Awoodaha aan si gaar ah Dastuurka ugu qeexnayn heer dowladeed oo leh ayaa lagu go’aaminayaa heshiis dhex mara Dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada.
English

Not available.

Questions & Comments (0)