Qodobka 5aad: Afafka Rasmiga ah
(1) Afka rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa af Soomaali (Maay iyo Maxaa tiri), af Carabiguna waa afka labaad.
(2) Dawladda Federaalka Soomaaliya waa in ay daryeeshaa, ilaalisaa islamarkaana horumarisaa af Soomaaliga iyo suugaantiisa.
Article 5: Official Languages
(1) The official language of the Federal Republic of Somalia is the Somali language (Maay and Maxaa-tiri), and Arabic is the second language.
(2) The Federal Government of Somalia shall preserve, protect, and promote the Somali language and its literature.