Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 2: XUQUUQDA AASAASIGA AH IYO WAAJIBAADKA MUWAADDINKA
(CHAPTER 2: FUNDAMENTAL RIGHTS AND DUTIES OF THE CITIZEN)
Madaxa Labaad: Xuquuqda, Xorriyaadka Aasaasiga ah ee Qofka iyo Xaddidaadooda
(Part Two: Fundamental Rights, Freedoms of the Individual and Their Limitations)
Somali (Original)

Qodobka 37aad: Qaxootiga iyo Magangelyadoonka

(1) Qof kasta oo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ku soo gala magangalyadoon ama loo aqoonsado qaxooti wuxuu xaq u leeyahay in aan dib loo celin ama aan loo gaadin dal kale, haddii ay jirto cabsi muuqata oo ah in uu la kulmayo ciqaab ama khatar lid ku ah.

(2) Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixinaya xeer nidaaminaya qaxootiga ama magangelyadoonka oo waafaqsan qaanuunka caalamiga ah.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Qofka Soomaaliya u yimaada magangelyo doon ahaan ama loo aqoonsado qaxooti lama celin karo ama looma diri karo dal kale haddii ay jirto cabsi dhab ah oo ah inuu halkaas kala kulmi karo ciqaab ama khatar. Baarlamaanka Federaalka ayaa soo saaraya sharci nidaaminaya arrimaha qaxootiga iyo dadka magangelyo doonka ah, iyadoo la raacayo xeerarka caalamiga ah.
English

Not available.

Questions & Comments (0)