Qodobka 25aad: Hantida Gaarka Loo Leeyahay
(1) Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu hanti gaar ah yeesho, ku dhaqmo, ka faa'iideysto, kuna naalloodo, iskana gado ama hibeeyo markuu doono.
(2) Dawladdu waxay hanti gaar loo leeyahay la wareegi kartaa marka ay jirto dan guud. Qof kasta oo hantidiisa dan guud awgeed loola wareegay wuxuu dawladda xaq ugu leeyahay magdhaw caaddaalad ah, lagalana heshiiyey ama maxkamadi go'aamisay.
No translation available yet in English.
Plain-Language Explanation
Not available.
