Dastuurka JFS (A Citizen’s Initiative)
Home Constitution Blog Authors
CUTUBKA 2: XUQUUQDA AASAASIGA AH IYO WAAJIBAADKA MUWAADDINKA
(CHAPTER 2: FUNDAMENTAL RIGHTS AND DUTIES OF THE CITIZEN)
Madaxa Labaad: Xuquuqda, Xorriyaadka Aasaasiga ah ee Qofka iyo Xaddidaadooda
(Part Two: Fundamental Rights, Freedoms of the Individual and Their Limitations)
Somali (Original)

Qodobka 22aad: Xorriyadda Xirfadda, Shaqada iyo Mihnadda

Muwaaddin kasta wuxuu xaq u leeyahay in uu si xor ah u doorto xirfadda, shaqada ama mihnadda uu rabo.

English

No translation available yet in English.

Plain-Language Explanation

Somali
Muwaaddin kasta wuxuu xor u yahay inuu doorto xirfadda, shaqada ama mihnadda uu doonayo inuu ku shaqeysto.
English

Not available.

Questions & Comments (0)