Qodobka 61aad: Heerarka Dawladda
(1) Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka koobantahay saddex (3) heer dawladeed oo kala ah: (a) Dawladda Federaalka; (b) Dawlad Goboleedyada; iyo (c) Dawladaha Hoose.
(2) Dawladda Federaalka Soomaaliya waxay waajibaadkeeda u gudanaysaa si waafaqsan Dastuurka Federaalka, halka ay dawlad goboleedyadu u gudanayaan si waafaqsan Dastuurka Federaalka, dastuurka dawlad goboleedka iyo xeerarka kale ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
No translation available yet in English.
Plain-Language Explanation
Not available.
